আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

external-link copy
8 : 12

إِذۡ قَالُواْ لَيُوسُفُ وَأَخُوهُ أَحَبُّ إِلَىٰٓ أَبِينَا مِنَّا وَنَحۡنُ عُصۡبَةٌ إِنَّ أَبَانَا لَفِي ضَلَٰلٖ مُّبِينٍ

8. Markay yidhaahdeen: Yuusuf iyo walaalki3 buu naga jecel yahay aabbaheen innagoo ah koox (xoog iyo tiro badan toban nin ah). Hubaal aabbaheen wuu gefsan yahay. info

3. Binyaamiin, oo ay isku hooyo ahaayeen Yuusuf c.s.

التفاسير: