আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

external-link copy
35 : 12

ثُمَّ بَدَا لَهُم مِّنۢ بَعۡدِ مَا رَأَوُاْ ٱلۡأٓيَٰتِ لَيَسۡجُنُنَّهُۥ حَتَّىٰ حِينٖ

35. Dabeeto waxaa u muuqday kaddib markay arkeen caddeymaha9 inay xidhaan ilaa muddo10. info

9. Caddeymaha muujinaya inuusan denbi lahayn.
10. Ilaa fadeexadaa la illaabo.

التفاسير: