আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

An-naas

external-link copy
1 : 114

قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ

1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga dadka. info
التفاسير:

external-link copy
2 : 114

مَلِكِ ٱلنَّاسِ

2. Boqorka dadka. info
التفاسير:

external-link copy
3 : 114

إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ

3. Ilaaha dadka. info
التفاسير:

external-link copy
4 : 114

مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ

4. Sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan. info
التفاسير:

external-link copy
5 : 114

ٱلَّذِي يُوَسۡوِسُ فِي صُدُورِ ٱلنَّاسِ

5. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka. info
التفاسير:

external-link copy
6 : 114

مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ

6. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh. info
التفاسير: