আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

Al-ikhlaas

external-link copy
1 : 112

قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ

1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya (Axad ah aan wax shariig ah lahayn). info
التفاسير:

external-link copy
2 : 112

ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ

2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon (ma baahdaha loo wada baahan yahay). info
التفاسير:

external-link copy
3 : 112

لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ

3. Ma dhalin1, lamana dhalin2. info

1. Macnaha ma leh awlaad, wiil ama gabadh.
2. Macnaha ma leh waalid - aabbe iyo hooyo - iyo xaas iyo cid wax la wadaagta midna.

التفاسير:

external-link copy
4 : 112

وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ

4. Ma jiro axad u dhigma (Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo). info
التفاسير: