আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

Al-qaaricah

external-link copy
1 : 101

ٱلۡقَارِعَةُ

1.Garaacdada (qalbiyada waa Qiyaamada). info
التفاسير:

external-link copy
2 : 101

مَا ٱلۡقَارِعَةُ

2. Maxay tahay Garaacdadu?. info
التفاسير:

external-link copy
3 : 101

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡقَارِعَةُ

3. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay Garaacdadu? info
التفاسير:

external-link copy
4 : 101

يَوۡمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلۡفَرَاشِ ٱلۡمَبۡثُوثِ

4. Waa Maalintay dadku noqon sida baalallay kala firdhay. info
التفاسير:

external-link copy
5 : 101

وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٱلۡمَنفُوشِ

5. Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay. info
التفاسير:

external-link copy
6 : 101

فَأَمَّا مَن ثَقُلَتۡ مَوَٰزِينُهُۥ

6. Qofka miisaankiisa (camallada wanaagsan) uu culeys yahay. info
التفاسير:

external-link copy
7 : 101

فَهُوَ فِي عِيشَةٖ رَّاضِيَةٖ

7. Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh oo raalli lagu yahay (Janno). info
التفاسير:

external-link copy
8 : 101

وَأَمَّا مَنۡ خَفَّتۡ مَوَٰزِينُهُۥ

8. Qofkase uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay. info
التفاسير:

external-link copy
9 : 101

فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٞ

9. Hoygiisu waa Haawiya. info
التفاسير:

external-link copy
10 : 101

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا هِيَهۡ

10. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay? info
التفاسير:

external-link copy
11 : 101

نَارٌ حَامِيَةُۢ

11. (Waa) Naar hureysa oo kuleyl badan. info
التفاسير: