அல்குர்ஆன் மொழிபெயர்ப்பு - சோமாலிய மொழிபெயர்ப்பு - அப்துல்லாஹ் ஹஸன் யஃகூப்

external-link copy
52 : 19

وَنَٰدَيۡنَٰهُ مِن جَانِبِ ٱلطُّورِ ٱلۡأَيۡمَنِ وَقَرَّبۡنَٰهُ نَجِيّٗا

52. Waxaan uga dhawaaqnay dhinaca Buurta ee midigta ah8, oo soo dhoweynay innagoo la faqeyna. info

8. Buurta Siinaay.

التفاسير: