വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
8 : 18

وَإِنَّا لَجَٰعِلُونَ مَا عَلَيۡهَا صَعِيدٗا جُرُزًا

8. Waxaana ka yeeli dhammaan waxa korkeeda ah (arlada markay dunidu dhammaato) ban gabiib ah oo engagan. info
التفاسير: